EBOLA OUTBREAK TRAVELER HEALTH DECLARATIONEbola Diclaration formFOOMKA CADDEYNTA CAAFIMAADKA SOCDAALAHA TRAVELER HEALTH DECLARATION FORMWasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshada Machadka Caafimaadka Qaranka/Ministry of Health - National Health Institute of Somalia1. Macluumaadka Socdaalaha / Traveler InformationMagaca oo dhameystiran/ Full name:Taariikhda Dhalashada/ Date of BirthJinsiyadda / Nationality:Lambarka baasaboorka/Aqoonsiga / Passport/ID No.:Taleefan / Phone:Jinsiga/ Sex Lab/ Male Dhadig/ FemaleCinwaanka Soomaaliya/ Address in SomaliaCiwaanka/ Email:2. Macluumaadka Safarka / Travel InformationDalka laga soo safray/ Country of departure:Lambarka duulimaadka/gaari/markab / Flight/vehicle/vessel No.:Goobta laga soo galay / Point of entry:Dalalka la sii maray / Countries transited:Taariikhda imaanshaha / Date of arrival:Kursiga haddii jiro / Seat No. if any3. Taariikhda Safarka 21-kii Maalmood ee Ugu Dambeeyay / Travel History in the Last 21 DaysMa tagtay ama ma sii martay meel Ebola ka jiro ama khatar sare leh? / Have you visited or transited through an Ebola-affected/high-risk area? Haa / Yes Maya / NoHaddii HAA, sheeg dalka/magaalada / If YES, specify country/city:4. Baaritaanka Calaamadaha / Symptoms ScreeningCalaamad / SymptomQandho / Fever: Haa/ Yes Maya/ NoShuban / Diarrhea: Haa/ Yes Maya/ NoMadax-xanuun / Headache: Haa/ Yes Maya/ NoCunaha oo xanuuna / Sore throat: Haa/ Yes Maya/ NoXanuun aan caadi ahayn / Unusual illness: Haa/ Yes Maya/ NoMatag / Vomiting: Haa / Yes Maya / NoTabar-darro daran / Severe weakness: Haa/ Yes Maya/ NoMurqo-xanuun / Muscle pain: Haa/ Yes Maya/ NoDhiig-bax aan la garanayn / Unexplained bleeding: Haa/ Yes Maya/ No5. Taariikhda La-kulanka Khatar Caafimaad / Exposure History21-kii maalmood ee ugu dambeeyay, ma dhacday inaad: / In the last 21 days, have you:La kulantay qof looga shakisan yahay ama laga xaqiijiyay Ebola? / Had contact with a suspected or confirmed Ebola case? Haa/ Yes Maya/ NoTaabatay dhiig ama dheecaan jirka ka yimid qof xanuunsan? / Had contact with blood or body fluids of a sick person? Haa / Yes Maya / NoKa qaybgashay aas ama taabatay meyd meel cudurku ka jiro? / Attended a funeral or touched a body in an affected area? Haa/ Yes Maya/ NoKa shaqeysay/booqatay xarun caafimaad oo lagu hayo kiisaska Ebola? / Worked in or visited a health facility managing Ebola cases? Haa/ Yes Maya/ No6. Caddeynta Caafimaadka Dadweynaha / Public Health DeclarationWaxaan caddeynayaa in macluumaadka kor ku xusan uu yahay run oo dhameystiran. Waxaan oggolahay inaan la shaqeeyo Adeegyada Caafimaadka Xuduudaha, baaritaanka heerkulka, qiimeynta caafimaadka iyo tilmaamaha hay’adaha masuulka ah. / I declare that the information provided is true and complete. I agree to cooperate with Port Health Services, temperature screening, health assessment and public health instructions.Magaca Socdaalaha / Traveler Name:Saxiix / Signature:Taariikhda / Date issueTaleefan Degdeg ah / Emergency Phone:Submit Form